Sidee Dhuusamareeb ugu diyaar garowday soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo?

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug. Qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb, iyadoo Ciidamada ammaanku ay xaqiijinayaan amniga Caasimada Galmudug oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu … Continue reading Sidee Dhuusamareeb ugu diyaar garowday soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo?